Monday, October 2, 2023

Shirkii Beelaha Hawiye ee diidmada Muddo kororsiga Farmaajo iyo xaalada kala-guurka oo furmay

Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka furmay shirweyne ay beelaha haoiye ka leeyihiin xaaladda kala guurka iyo muddo krorosiga ay ku dhawaaqeen Aqalka hoose ee Baarlamaanka.

Shirweynaha waxaa ka qeyb galay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta, Musharxiiinta, mas’uuliyiin ka socda maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo qeybaha beelaha, waxaana bilowday khudbadaha laga jeedinayo shirkan.

Shirkan ayaa laga soo saari doonaa mowqif cad oo ay beeshan ku diidan tahay muddo kororsiga madaxweynaha xilkiisu dhammaaday, iyadoo lagu caddeynayo inaysan aqbaleynin xilka inuu waqti ku darsado.

Ad

HOOS KALA SOCO..

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,984FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,984FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!