Wednesday, September 18, 2024

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Ganacsi ka bilowday Garoonka Muqdisho

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa duulimaadkii ugu horreeyay ee ganacsi maanta ka bilowday Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib muddo 2 sano ka badan oo ay hadkad gashay.

Diyaaradda maanta timid Muqdisho ayaa ahayd nooca ganacsiga ee xamuulka qaada (Cargo), waxayna ahayd Diyaaraddii ugu horreysay ee sidata Astaanka Shirkadda Qaranka Kenya ay ka soo degta caasimadda Muqdisho, kadib heshiis dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Shirkadda Kenya Airways ee rakaabka ayaa la filayaa inay duulimadyadeeda Muqdisho dib u bilowdaan 14-ka Bishan Febraayo 14-keeda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON