Shirkadda Korontada BECO oo ah tan ugu weyn ee bixisa adeegga korontada Muqdisho iyo gobollada ku dhow ayaa ku dhawaaqday qiime-dhimis ay sameysay.
Shirkadda ayaa shaacisay iyadoo tixgelinaysa duruufaha dhaqaale ee dalka ee uu sababay Covid_19 iyo Munaasabada Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awadeed in Qiimaha Korontada laga dhigay $0.36/ KWh. laga billaabo 01 May 2020 Insha Allaah.
Waa Markii lixaad oo ay shirkadda Korontada BECO dhinto Qiimaha korontada muddo sanado ah, waxaana sidoo kale Muqdisho ka jira shirkado kale oo bixiya adeegga korontada.
Ad
Warar Xul ah