Thursday, February 22, 2024

Shirka Madasha Qaran oo ka furmaya Baydhaba iyo Madaxweynaha Puntland oo qaadacay

Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa qabanqaabadisa ka socotaa magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed.

Shirkan ayaa la filayaa inuu 14-ka Bishan Maarso ka furmo magaalada Baydhaba, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul gobolleedyada dalka intooda badan.

Guddiyada diyaarinaya ajendayasha shirka ayaa sheegay in looga hadli doonaa dhammeystirka nidaamka federaalka iyo arrimo kale oo muhiim ah, sida dagaalka Alshabaab, waxaana maanta Baydhabo ka furmay shir hordhac u ah oo ku sabasn Ajendayaasha Madashada Wadatashiga Qaranka.

Ad

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo hore maamulkiisa xiriirka ugu jaray dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qaadacay ka qeyb galka shirka Baydhaba, waxaana lagu guuleysan waayey isku day ahaa in lagu qanciyo shirka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON