Saturday, October 12, 2024

Shir Nabadeed ka furmay Magaalada Jowhar iyo Wasiiro ka qeybgalaya [Sawirro]

Shir nabadeed lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa maanta ka furmay halkaasi.

Shirka waxaa ka qeyb galaya wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayna ka mid yihiin wasiir ku xigeeka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Cisman Maxamed Cabdi (Daallo), xildhibaano iyo xubno ka mida aqalka sare.

Wasiir ku xigeenka Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda Cismaan Daallo oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in gogosha nabadeed ee Jowhar lagu raadinayo xal kama danbeys ah oo loo helo colaadda beelaha walaallaha ah ee ka dhacday degamada Cadale.

Ad

Wuxuu intaas ku daray in xubnaha wasiirada iyo xildihbaanada ay xoojinayaan dadaalka nabadeed ee maamulka Hirshabeelle iyo waxgaradka labada dhinac.

SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON