Monday, February 10, 2025

Shir magaalada Asmara uga furmay madaxweynayaasha Soomaaliya & Eritrea & Xog laga helay (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safar shaqo oo laba maalmood ah maanta ku tegaymagaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Wafdiga madaxweynaha waxaa garoonka Asmara kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Eritrea Isais Afwerki, waxaana la sheegay inay labada madaxweyne uu wadahadal uga bilwoday Qarsiga Madaxtooyada magaalada Asmara.

Wasiirka Warfaafinta Eritrea ayaa sheegay in labada madaxweyne ay ka wadahadli doonaan horumarinta xiriirka labada dowladood wixii u qabsoomay, iyo xaaladda gobolka. Wuxuu intaas ku daray in Madaxweyne Farmaajo uu booqan doono mashaariic iyo xarumo ku yaalla dalkaasi.

Ad

Madaxweyne Farmaajo ayaa saaxiib gaara ka dhigtay Madaxweynaha Eritrea, iyadoo dalkaasi lagu tababaro ciidamo aan la sheegin tiradooda, lana shaacin marka ay dalka kusoo laabtaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON