Wednesday, February 19, 2025

Sheekh Caan ah oo Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday iyo Madax badan oo tacsi u diray

Waxaa magaalada Muqdisho maanta ku geeriyooday Sheekh Caan ah oo si weyn loogu yaqaan diinta islaamka Allaha u naxariistee Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin Celi.

Sheekha ayaa ka mid aha culimada waaweyn ee Dariiqada Suufiyada, wuxuuna ka mid ahaa culimada waaweyn iyo jikooyinka cilmiga ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa geeridiisa ka tacsiyadeeyay madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed C/llaahi Farmaajo, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin fara badan oo ugu duceeyay inuu naxariistii Jano ka waraabiyo.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON