Tuesday, October 3, 2023

Sheekh Caan ah oo dalbaday in Wasaarada Diinta ee Wasiir Roobow lagula xisaabtamo Lacagtii Xajka

-

- Advertisement -

Galka Xajka Soomaalida 2023

Xaajiga soomaaligaa wuxuu bixiyey $4484.5. Wasaaradda awqaafta wexey sheegtay 11650 xaaji in ay qaadday. Lacagta ay xujeydu bixiyeen wadarteedu waa: $ 52,244,425. (Konton iyo laba milyan laba boqol afartan iyo afar kun afar boqol iyo labatan iyo shan doollar).

Ilaahay baa na leh, Makka iyo xajna waa naqaan, Xujeyda soomaaliyeed lacagtaas laga qaaday iyo guryaha la dejiyey (9 km jira) ama Teendooyinka iyo gaadiidka cariiriga ah, isuma dhigmaan.

(Teendooyinka, gogosha, basaska mina iyo carafa sicir iyo darajooyin bey leeyihiin inta lacagtaadu goyso). Tusaale Guriga Makka oo ugu muhimsan xogta aan hayno (2700 riyaal oo u dhiganta: $720 per xaaji ayuu ahaa, waa total: $8,388,000.

- Advertisement -

Miyaaney xaq u lahayn, lacagtooduna u goyn, sida xujeyda kale hoteel 3 ama 4 star, oo aan xaramka ka fogayn 500 mitir ilaa 2 km, oo weliba cunto 3 waqti ku jirto?

Wasaaraddu ilaa hadda xisaab masoo bandhigin, mana oran lacagtiinnu idiin ma goyso! warkeedu waa: xajkii idin geyney maxaad rabtaan? wixii aan idin siino qaata, Aamusa!

Maya Adeer, la idin kama yeelin, ee xisaabtama!

W/Q: Sheikh Mohamed Idris

- Advertisement -

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

Hay’adda NISA oo Sufyaan Taakeeye kasoo dejisay Muqdisho iyo dowlada Kenya…

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa shaaicay inay gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye) oo ah weriye hore, kaasoo furtay...

Maxkamadda G/Banaadir oo sii deysay Agaasimeyaal iyo xubno lagu waayey Musuqmaasuq

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dhameystirtay habaabka xoriyad siinta, siina deysay xubnihii lagu waayey eedihii xatooyada xoolo-dadweyne ee lagu soo oogay.Xubnahan oo xeer ilaalinta kusoo...

Siyaasi iyo Nabaddoon Caan ah oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Nabaddoon iyo siyaasi caan ah oo soo noqday Safiir iyo Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Marxuum Cali Ugaas Cabdulle.Marxuumka...

Wararkii ugu danbeeyay Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Istanbul

Qarax is-miidaamin ah ayaa ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, iyadoo faahfaahin dheeraad ah ay kasoo baxeyso.Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga Cali Yerlikaya ayaa...

Ciidamada Dowladda iyo Macaawisley ku dagaalamay Degmada Maxaas

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa beelaha degaanka ay Galabta ilaa caawa ku dagaalameen degmada Maxaas.Dagaalka ayaa...

Siyaasiyiinta Mucaaradka Lafta-gareen oo Dalab culus hordhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay siyaasiyiinta kasoo jeeda K/Galbeed Soomaaliya ee mucaaradka ku ah madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Lafta-gareen.Siyaasiyiintan...

Xubno Alshabaab ka tirsan oo mar labaad Dil Toogasho ah lagu xukumay

Laba Nin oo hore loogu helay inay ka tirsanaayeen Alshabaab ayaa mar labaad lagu xukumay Dil Toogasho ah, iyagoo la sheegay inay dilal qorsheysan...

XOGAHA QARSOON

Xog laga helay kulan Qarsoodi ah oo Turkiga ku dhex maray Sh. Shariif iyo Farmaajo

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku dhex maray madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif...

Taliye Caan ahaa oo lagu la’ yahay Dagaalkii Cows-weyne iyo Xaaladii…

Ehelka Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay la' yihiin Taliye ciidamada ka mid ahaa ciidaadii ku sugnaa aagga...

Dowladda Somaliya Shirkad Shiinees ah u kordhisay Heshiis Kalluumeysi oo mugi ku jiray

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis shatio Kalluumeysi u cusbooneysiisay shirkad dalka China ka socota oo hore dowladii hore ay u siisay shatiyo kalluumeysi oo...

XOG: Maxaa ka jira in Xilka laga qaadayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir..?

Waxaa isa soo taraya wararka ku saasban xil ka qaadista Guddomiyaha Gobolka Banaadir Guddomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la sheegay inuu qarka u...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you

error: Content is protected !!