Thursday, October 10, 2024

Sharcigii Xeerka Hay’adda NISA oo loo qeybiyay xildhibannada iyo Doodda oo furmeysa..

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ayaa xildhibbaannada loogu qeybiyay Sharciga Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya, iyadoo xildhibaannada la siiyey muddo 3 maalmood ah oo ay kusoo akhriyaan.

Kulanka maanta waxaa guddoominayey Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow, wxuuna ajandihiisu ahaa: Qeybinta Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka.

Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ayaa sheegay in xeerka loo raacayo xeerka oo Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee 3 berii kadib la isugu soo laabanayo doodiisa.

Ad

Xildhibannaada qaarkood ayaa guddoonka ku deedeeyya in la dedejiyay sharciyo hore oo qaarkood hal mar laga dhigay laba akhrin, balse sharcigan ayaa aaad uga duwan oo dood badan ka taagan tahay.

Furitaanka kulanka waxaa Aayadaha Qur’aanka kariimka ka hor Aqriyay Sheekh Xasan Al-Waajidi oo ka mid ahaa xubnaha culimadii ka qeybgalayay Shirka Culimada Soomaaliyeed.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON