Friday, March 28, 2025

Shaqaale ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisal wasaraha oo laga mamnuucay Madaxtooyada [Akhriso]

Qoraal ka soo baxay xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in shaqaalihii Agaasinka Bii’ada ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha laga laga bedelay xafiiskaasi, loona wareejiyey Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada.

Shaqaalaha oo gaaraya 37 qof ayaa lagu amray ciidamada Madaxtooyada inaysan u ogolaan inay gudaha u galaan Madaxtooyada, iyadoo amarkan uu soo baxay 1-dii bishan oo ah kadib qaraxii kad hacay xarunta Gobolka banaadir ee sababay inay ku dhintaan mas’uuliyiin uu ka mid yahay Guddoomiyihii G/Banaadir C/raxmaan Cusmaan Yariisow.

Hore ayay u dhacday in Madaxtooyada Somalia ay shaqada ka eriday shaqaale badan oo ka howlgeli jiray Madaxtooyada Somaaliya xilligii uu Agaasimaha ka ahaa Fahad Yaasiin Xaaji.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON