Tuesday, May 21, 2024

Shacabka iyo Ganacsatada Muqdisho ee aan qaadan Af-saabka oo Ganaax Lacageed lagu soo rogay (Akhriso)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ganaax lacageed kusoo rogay shacabka iyo Ganacsatada magaalada Muqdisho haddii ay xiran waayeen Af-saabka (Facemask) ka hortagga cudurka Covid-19 awgeed.

Wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu faray shacabka iyo ganacsatada inay xirtaan af-saabka, waxaana qofkii aan wadin lag ganaaxayaa lacag dhan $5, iyadoo ganacsatada lagu ganaaxayo $50.

Dadka aan bixin lacagta ganaaxa ayaa lagu xiri doonaa Saldhigyada Booliska inta ay ka bixinayaan lacagta ganaaxa ah.

Ad

Lama og sida ay amarradan uga hirgeli doonaan caasimadda Muqdisho oo in ka badan 90% marka loo fiirsado dadka aysan xirneyn facemask.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON