Saturday, March 15, 2025

Senatoro ka tirsan Aqalka Sare oo u jawaabay Axmed Ducaale Geelle Xaaf [Akhriso War-saxaafadeed]

Laba senator Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka jawaabay eedeyntii ka timid madaxweynaha Galmudug Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku sheegay inay burburin ku hayaan Galmudug.

Xildhibaanada waxa ay sheegeen in door dhexdhexaadin ah ay qaadanayaan Khilaafka Madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug, isla markaana inaysan aqbaleynin in la siyaasadeeyo xilka mas’uuliyadeed ee ay hayaan, waxayna ku adkeysteen inay u taagan yihiin xalinta khilaafka Galmudug.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Ad

Image may contain: text

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON