Saturday, January 25, 2025

Senator ka tirsan Aqalka Sare oo lagu doortay Kismaayo iyo natiijada Doorashada

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu doortay Senatoor cusub oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kursigii koowaad Afar kursi oo ka harsaneyd xubaha Aqalka Sare ee laga soo doorto Jubbaland ayaa goor dhoweydlasoo gabagabeeyay, waxaana ku tartamay musharixiinta kala ah: Cabdi Xuseen Cali iyo Xasan Daahir Yaroow, waxayna natiijadii noqotay inuu ku guuleystay Musharax Xasan Daahir Yarrow.

Natiijada codeynta oo hal wareeg ahayd ayaa noqotay inuu Xasan Daahir Yarrow helay 59 cod oo ka tirsan Baarlammaanka Jubbaland, wuxuuna sidaasi ku noqday sanatoor cusub oo ka tirsan Aqalka Sare.

Ad

Senatorka cusub ayaa hore u soo noqday Wasiirka Caafimaadka Jubaland iyo Taliyihii hore ee Qaybta Booliska Gobolka Gedo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON