Thursday, April 24, 2025

SAWIRRO: Kulan dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa halkaasi caawa kulan kula yeeshay madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni oo ku soo dhoweeyay madaxtooyada Uganda.

Labada madaxweynaha ayaa wadahadalkooda ku soo qaaday xiriirka labada dal, ee xaalada dagaalka lagula jiro Alshabaab oo ciidamada Uganda ay qeyb weyn ka yihiin AMISOM.

HOOS KA DAAWO KULANKA LABADA MADAXWEYNE

Ad

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON