Friday, May 23, 2025

SAWIRRO: Gaari Xamuul oo ku Qarxay Koontaroolka Siinka Dheer ee Duleedka Muqdisho

Gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay koontaroolka Siinka Dheer ee Muqdisho.

Gaarigan oo goobta la dhigay ayaa qarxay waxaana ku dhintay saddex qof oo shacab ah, iyadoo la sheegay inay ku dhaawacmeen 8 kale.

Qasaaraha ayaa muujinaya inaan war loo heynin qaraxa gaariga ku rarnaa sida ay ku doodeen qaar ka mida mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir.

Ad

SAWIRRO

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON