Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la dhigay kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Muqdisho, gaar ahaan kasoo horjeedka Baarlamaankii hore, agagaarka Daljirka Dahsoon iyo Ex Shabelle.
Qaraxa ayaa dhaliyey Dab qabsaday dhowr Gaari oo Kaalinta shidaalka ku sugnaa, waxaana wararkii ugu horeeyay ay sheegeen inay ku dhimatay qof haweeney ah, iyadoo 3 akle ay ku dhaawacmeen.
Ad
Warar Xul ah