Dowladda Japan ayaa Gaadiid muhiim ah iyo Qalab ku wareejisay ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Deeqda ayaa isugu jirta gaadiidka Ciidanka ay isticmaalaan, Mootooyinka Booliska oo casri ah iyo agab kale, Â waxaana garoonkla Muqdisho kula wareegay Taliyaha Ciidamada Booliska General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo Wasiir ku xigeenka Amniga.
Dowladda Japan oo soo marisa hay’adda UNDP ayaa taageero gaadiid iyo qalab ah mar waliba u fidisa Booliska Soomaaliya iyo qalabkaasi aan si fiican loo xifdin oo la arko iyadoo degdeg ay u waxyeeloobaan.
Ad
SAWIRRO
Warar Xul ah