In ka badan laba Milayn oo xujey ah aya ku sugan magaalooyinka barakeysan ee Maka Almukarama, waxaana bilaabanaya waajibaadka Xajka maalinta berri ah.
Xajkan ayaa si weyn loogu diyaar garoobay, waxaana kacbada  ka muuqata inay durba buux dhaaftay, sida ay muujinayaan sawirradii ugu danbeeyay ee wakaalada wararka Sacuudiga ay soo qaaday.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Ad
- Advertisement -
Warar Xul ah