Tuesday, December 10, 2024

Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo isu dhiibay Ciidamada dowladda ee Gobolka Gedo [Sawirro]

Wararka laga helayo gobalka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alshabaab uu isu dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Beledxawo.

Sarkaalka iska dhiibay degmada Belexaawo ayaa lagu magacaabaa Shuuri Aadan Dhimbil, wuxuuna kasoo goostay xerada Kabis ee duleedka magaalada Garbahaarey, isagoo ku hubeysnaa Qori AK-47 ah, Bistoolado iyo Telefoono ay lahaayeen Ciidamadii uu hoggaaminayay.

Guddoomiye ku xigeenka amniga ee maamulka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in sidoo kale degmada Baardheere uu iska dhiibay xubin ka tirsan AlShabaab, iyadoo ay sii kordhayaan shaqsiyaadka Alshabaab ee isu dhiibaya ciidamada dowladda.

Ad
SAWIRRO 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON