Tuesday, September 10, 2024

Saraakiil Milateri oo la xiray iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa saraakiil milateri oo loo xiray mas’uuliyad darro inay khiyaameen ciidamada xoogga dalka, kadib dagaalkii Cows-weyne oo  qasare kasoo gaaray ciidamada. 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay xaqiijiyey in Xabsiga la dhigay saraakiil lagu eedaynayo inay ciidanka kasoo saareen furimaha dagaalka, qaar kalena lagu daba joogo oo maxkamad lasoo saari doono.

Madaxweynaha oo demada Maxaas maanta kula hadlay ciidamada dowladda qaarkood ayaa sheegay in in sharciga lala tiigsan doono saraakiishaasi.

Ad

“La isku darsami maayo, dadka goobaha cadawga aan soo bannaynin la mid ma noqon doono kii iyadoo oo caddowga la hortaagan yahay soo baxay ee qorigiisa garabka saartay ee Xamar tagay ama qoriga dhexda ku gatay,” ayuu madaxweynuhu u sheeay ciidamada.

- Advertisement -

Wuxuu intas ku daray in saraakiisha loo xiray dambi ay gaysteen, lagana qaadi doono tallaabo. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in saraakiisha la xiray ay ka mid yihiin ciidamada Gorgor

.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON