Agaaismaha Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Alshabaab ay lacago fara badan ka helaan ganacsatada iyo shacabka.
Wareysi uu siiyay VOA ayuu ku sheegay in lacago baad ah ay urursadaan, ayna ka helaan lacag aan ka yaeayn 150 Milyan oo dollar. Wuxuuna intaas ku daray in Alshabaab la gaaray xiligii la joojin lahaa lacagahaasi.
Wuxuu sheegay inaan lo baahneyn sharci uu Baarlamaanku ansixiyo oo ku saabsan la-dagaalanka lacagaha lasiiyo Alshabaab.
Ad
DHAGEYSO
Warar Xul ah