Saturday, February 8, 2025

Safiirka Itoobiya ee Somaliya oo lagu qasbay inuu raaligelin bixiyo iyo farriintiisa

Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya danjire Mukhtar Maxamed Waare soo saray qoraal raaligelin ah oo uu ka ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta Itoobiya, kasoo uu gu gefay Qaranimada Soomaaliya.

Danjiraha oo hore u dafiray warka uu ku sheegay wareysiga ayaa soo jiifay kacdoon ay baraha bulshada ka sameeyeen dadka Soomaaliyeed, kadibna wuxuu ku qasbanaaday inuu raaligelin bixiyo, kadib markii maqal iyo muuqaal laga helay wareysiga oo laga saaray warbaahinta Itoobiya

“Waxaan raali galin ka bixinaya waraysigii aan dhawaan warbaahinta dalkeyga aan siiyey ma ahayn mid lagu qanci karo, waxaana cafis weydiisanayaa walalaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed,Soomaaliya iyo itoobiya waxay wadaagaan xariir qoto dheer, waxaa iga go’an ka Safiir ahaan inaan si xoog ah ugu shaqeeyo oo aan xoojiyo xariirka labadeena dal ee walalaha si loo xoojiyo wada shaqeeynteena” ayuu ku yiri qoraalkiisa Danjiraha Itoobiya e Soomaaliya Mukhtar Maxmed Waare bartiisa X Space soo dhigay farriintan, waxaana sii baahisay warbaahinta dowladda Federaalka, taasoo muujineysa inay ku qanacday oo aqbashady raaligelinta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON