Friday, March 28, 2025

Safiirka Imaaraadka oo markii labaad Shariif Xasan guddoonsiiyay deeq Gaadiid ah [SAWIRRO]

Danjiraha  Imaaraadka  Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Cusmani ayaa  madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan  ku wareejijay 11 gaadiid ah oo isugu jira Gawaarida aan rasaastu karin, kuwa ciidamada, Booyad iyo gaari ah nooca gurmadka degdega, waxaa kaloo deeqda ka mida gaargaar kale ee Cunto oo bisha barakeysan ee Ramadaanka.

Xaflad lagu kala guddoomayay deeqda ayaa ka dhacday Xxrunta safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho, waana markii labaad ee Imaaraadka Carabta uu deeq noocan ah ku wareejiyo maamulka Shariif Xasan, hore ayaa deeq gaadiid tan la mida loo siiyay Shariif Xasan.

Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Magaalada Muqdisho iyo safiirkeeda ayaa gaadiid ciidan iyo kuwa xamuul ah ugu deeqay maamulada dalka ka jira oo dhan marka laga reebo Galmudug.

Ad

DAAWO SAWIRRO

sh1sh2sh3sh4sha

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON