Monday, February 10, 2025

Safiirka cusub ee Imaaraadka soo magacaabay oo lagu qaabilay Villa Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Axmed Jumca Al-rumeysi.

Danjiraha Imaaraatka Axmed Jumca ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyey salaan iyo farriin ka siday Madaxweynaha dowladda Imaaraatka Maxamed Binu Saayid Aala-nahyaan, wuxuuna bedelayaa safiirki ugu waqtiga dheeraad ee Imaaraadka u joogay Soomaaliya.

Danjiraha ayaa soo bandhigay dadaalkiisa xoojinya xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal, isagoo shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee lagu qaabillay.

Ad

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u rajeeyey inuu ku guuleysto matelaadda dalkiisa, doorna uu ka qaato xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON