Friday, March 28, 2025

Sacuudiga oo War kasoo saaray dhalashada Bisha Ramadaan iyo Dalal shaaciyey inay Berri buuxinayaan..

Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in la waayey aragtidii Bisha Ramadaan ee caawa la raadiyey, suuragalna ay noqon weyday in la arko.

Warka kasoo baxay Maxkamadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay inay suuragal noqon weyday aragtidii Bisha, markii la raadiyey, isla markaana habeen danbe la raadin doono, mar kalena ay isugu soo noqon doonaan Guddiga qaabilsan arrintan oo go’aan ka gaari doona.

Dalalka shaaciyey in caawa la waayey bishii waxaa ka mida: Sacuudiga, Baxreyn, Kuwait iyo Qatar, iyadoo sheegay inay habeen danbe raadinayaan bisha.

Ad

Dhinaca kale Dalalka Masar, Lubnaan, Yeman iyo dalal kale ayaa shaaciyey in Berri ay tahay 30-ka Shacbaan, isla markaana bisha Ramadaan ay bilaaban doonto Talaadada 13-ka April 2021.

HALKAN KA AKHRISO WARKA RAMADAANKA LOOGA DHAWAAQAY SACUUDIGA IYO DALAL BADAN

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON