Monday, February 10, 2025

Sacuudiga iyo Qatar oo Deeq ku filan 35-kun Qoys soo gaarsiiyay Dowladda Soomaaliya [Sawirro]

Dowladaha Sacuudiga iyo Qatar ayaa ayaa deeq loogu talogalay dadka abaareysan soo gaarsiiyay dowladda Soomaaliya.Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya ayaa sheegtay in Sacuudigusoo garsiiyay raashin isku jir ah oo loogu talogalay 25 kun qoys oo wasaaradu u qeybin doonto maamulada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Dowladda Qatar ayaa iyaduna ku deeqday raashin ku filan 10-kun oo qoys, waxaana saaka magaalada Baydhaba u duulay diyaaradii ugu horeysay ee raashinkaasi sida oo la socdeen Wasiiirka Gargaarka Maryan Qaasim iy madaxda Bisha cas ee ee Qatar.

SAWIRRO

Ad

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON