Wednesday, July 17, 2024

RW Xamse oo Xoghaye joogto ah oo cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Xoghayaha joogtada ah ee cusub, Wasaarada Arrimaha dibadda Soomaaliya.

Waxaa Xamza Adan Xaadoow loo magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka, iyadoo xilkasi laga qaaday Danjire Maxamed Cali Nuur oo in muddo ah soo hayey. 

Magacaabistani ayaa la sheegay inay dhaqan galeyso 28-da Janaayo 2023 oo maanta ah. Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa kmida kuwa ugu muhiimsan oo xilalakeeda lag u saleeyo 4.5

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON