Friday, December 1, 2023

RW Xamsa oo magacaabay Guddi Wasiiro oo Tirakoobka iyo Soo celinaya Hantida Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Wareegto ku magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka.

Gudigan ayaa ka kooban siddeed xubnood oo kala ah:

1- Wasiirka Maaliyadda

Ad

2- Wasiirka Ganacsiga

3- Wasiirka Howlaha Guud

4- Wasiirka Arrimaha Dibadda

- Advertisement -

5- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

6- Wasiiru-dowlaha Madaxtooyadda,

7- Wasiiru-dowlahha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha

8- iyo Garyaqaanka Guud ee Qaranka.

- Advertisement -

Guddigan ayaa loo xilsaaray Tira-koobka hantida dowladda, sidii loo soo soo celina lahaa Hantidaasi oo sifaha sharci daradda ah loo haysto iyo sidoo kale ka talo bixinta sidii loo nidaaminta ahaa oo dowladda uga faa’iideysan lahayd.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON