RW Xamsa oo lagu soo dhoweeyay Beledweyne iyo Wasiiradii ugu badnaa oo la socda
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay uga baxay magaalada Muqdisho, isagoo gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga Ra’iisal wasaaraha waxaa garoonka Magaalada Beledweyne kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe, wasiiro, Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka, maamulka Gobolka Hiiraan iyo qeybaha bulshada magaalada Beledweyne. Wafdiga Ra’iisal wasaaraha waxaa ka mida wasiiro … Continue reading RW Xamsa oo lagu soo dhoweeyay Beledweyne iyo Wasiiradii ugu badnaa oo la socda
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed