Tuesday, October 3, 2023

Ruushka oo Lacag ka badan 600 Milyan Dollar ka cafiyey Somalia iyo Heshiis…

Dowladda Ruushka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya u cafisay deyn boqolaal malaayiin dollar ah oo ay ku lahayd Dowladda Soomaaliya.

Heshiiska Deyn cafinta waxaa magaalada Saint Petersburg kula kala ay saxiixday Wasiirka Maaliyadda Somaaliya Biixi Iimaan Cige iyo Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dalka Ruushka Timur Igorevich Maksimov, waxaana goobjoog ka ahaa Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya.

Lacagta dowladda Ruushku ka cafinayso SOomaaliya ayaa gaareysa $684-Million oo dollar.Heshiiskan ay kala saxeexdeen labada dhinac ayaa yimid, iyadoo Soomaaliya ay ku dhow dahay gabagabada Deynta cafinta.

Ad

Magaalada Saint Petersburg ayaa waxaa maanta ka furmaya shir-madaxeedka dalalka Afrika iyo Ruushka, waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Saalax Axmed Jaamac.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,982FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,984FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!