Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay lataliye cusub oo xafiiskiisa ka tirsan.
Dr Aweys Cabdullaahi Cali ayaa loo magacaabay La-taliyaha sare ee dhaqaalaha, ahna Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Dhaqaalaha ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Masuulkan loo magacaabay labada xil ee lataliyaha iyo agaasinka ayaa la sheegay in uu kamid yahay saaxiibada Ra’isul Wasaaraha, waxa uuna qeyb ka yahay xilalka badan ee ay magacaabaan Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxweynaha.
Ad
Warar Xul ah