Friday, March 28, 2025

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo Muqdisho ka dhoofay iyo Dalka uu kusii jeedo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Wafdiga Ra’iisal wasaaraha ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex cisho ah uga bilaaban doontaa dalka Masar, isagoo kulamo la yueelna doona madaxda dalkaasi.

Xamseayaa inta ay ku sugan yihiin magaalada Qaahira, wada hadallo la xiriira iskaashiga labada dal la yeelan doonaan madaxda dalka Masar.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON