Saturday, October 12, 2024

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo gaaray Dolow iyo Xaaladdaha uu kusoo arkay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa safarkiisii ugu horeeyay ee Gobolka Gedo intii uu xilka qabtay ku tegay degmada Dolow.

Safarka Ra’iisal wasaaraha oo ahaa kormeer loogu kuurgelayo xaaladda ka dhalatay roobabka iyo Daadadka u dhuftay eybo kamid ah gobollada dalka, ayaa Doolow kula kulmay dadweynaha ku barakacay Daadakda iyo xaaladda ay ku usgan yihiin.

Ra’iisul Wasaare Xamsa waxaa garoonka diyaaradaha Doolow kusoo dhoweeyey Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, masuuliyiin ka tirsan dowlad-gobolleedka iyo qeybaha kala duwan ee degmada Doolow.

Ad

Doolow ayaa ka mida degmooyinka ugu roon Gobolka Gedo ee ay saameyeen Roobabka iyo Daadadka Gobolka Gedo, waxaana jira degaano ay go’doomiyeen Daadadka gebi ahaan sida Baardheere, Luuq iyo degaano kale.

Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inuu hore u gargaar ugu qaaday laba diyaaradood, waxaana la socday Youtebero caan ah oo xafiiskiisa ku xiran, kuwaaso o wafdigiisa ka mid ahaa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON