Saturday, May 17, 2025

Ra’iisal Wasaare Rooble oo Warbaahinta Kalsooni ku weydiistay Golaha Shacabka (Akhriso Farriintiisa)

Ra’iisal wasaaraha magacaabay ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa fariin u diray xildhibaannada Golaha Shacabka, taasoo ah warkii ugu horeeyay ee si rasmi ah uga soo baxa.

Farriintan oo ay faafisay Madaxtooyada Soomaaliya saqdii dhexe kadib una dhow Aadankii hore ee Salaadii Subax (9 saac habeennimo) ayuu Ra’iisal wasaaruhu ku sheegay inuu si mas’uuliyad leh u aqbalay xilka Madaxweynaha u magacaabay, codka kalsoonidana uu weydiisanayo Golaha Shacabka.

Farriinta Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Waxay u qorneyd sida soo socota:

Ad

Bismillaahi Al-raxmaani Al-raxiim, Asalaamu Caleykum Wa raxmatullaahi wa barakaatu
Waxaa farxad ii ah in aan idinla wadaago, in aan si sharaf iyo dareen masuuliyadeed leh aan u aqbalay kalsoonida uu isiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iiguna magacaabay Xilka Ra’iisul Wasaaranimo ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Sidaas daraadeed, waxaan doonayaa in aan codka kalsoonida waydiisto Golaha Shacabka, aniga oo rajaynaya in ay isiin doonaan codka kalsoonida, si aan u guto waajibaadkayga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON