Saturday, March 22, 2025

Ra’iisal Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Qaahira (Sawirro)

Ra’iisul Wasaarha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Waxaa Garoonka Magaalada Qaahira si diirran ugu soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Masar Moustafa Madbouly iyo mas’uuliyiin kale, isagoo sallaan sharaf ka qaatay ciidamada hab maamuuska Madaxtooyada Masar.

Rooble ayaa kulamo la yeelan doona madaxda dalka Masar oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dalkaasi Abdifatah Alsisi, waxayna ka wadahadli doonaan xiriirka Soomaaliya iyo Masar oo muddooyinkii danbe ahaa mid gaabis ah.

May be an image of 2 people and people standing
May be an image of one or more people, people standing and outdoors
May be an image of 1 person, standing, monument and outdoors
May be an image of 2 people, people standing and outdoors
May be an image of one or more people, people standing and outdoors
May be an image of 3 people, people standing and outdoors
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON