Monday, March 24, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo soo xiray imtixaankii Dowladda ee Shahaadiga Dugsiyada Sare (Sawirro)

Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo gabagabeeyay imtixaankii ku celiska ahaa ee dowladda Somalia oo socday intii u dhaxeysay 27-31-ka May 2019.

Imtixaankan oo ahaa ku-celis, kadib markii uu fashilmay imtixaankii hore oo qish lagu helay dhammaan maadooyinkiisii ayaa maanta soo xirmay, waxaana Ra’iisal wasaaraha wehliyey wasiirka waxbarashada C/llaahi Goodax Barre.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa booqday Xarunta Gahayr ee Jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo kamid ah goobaha imtixaanku maalmahaan ka socoday, wuxuuna  ku booriyey in ay dadaalka iyo dul-qaadka sii wadaan .

Ad

Wasiir Goodax ayaa sheegay in Ardaydu waxa ay soo bandhigeen aqoon, karti iyo waaya-aragnimo, taas oo ka dhigan in ay soo bandhigeen guusha imtixaanka ay galeen.

Image may contain: 2 people, people standing, sky, suit and outdoor
Image may contain: 4 people, people sitting and people standing
Image may contain: 5 people, people smiling, suit
Image may contain: 2 people, people smiling, suit
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON