Friday, March 28, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Shaqadii ka joojiyey Wasiir ku xigeen ka tirsan Xukuumadiisa [Maxaa loo heystaa?]

Wasiir ku xigeen ka tirsan xukuumadda  Soomaaliya ayaa shaqadii laga joojiyey kadib markii baaritaan lagu bilaabay arrimo la xiriira wax is daba marin.

Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed Khaliif Diiriye (Shaakuud), ayaa shaqadii joojiyey wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukumadda Soomaaliya, taasoo ka dambeysay soo-jeedin uga timid Xeer ilaalinta guud ee Qaranka.

Sida lagu sheegay war kooban oo kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha wasiir ku xigeenka Ganacsiga Maxamed Diiriye ayaa la sheegay inay ku socoto baaritaan, isagoo ka mida Baarlamaanka Federaalka.

Ad

Wararka ayaa sheegaya in kiiska Wasiir ku xigeenka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya uu salka ku hayo koox lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dhaqidda lacagta been abuurka ah ee Doolarka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON