Friday, March 28, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb [Sawirro]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kharye ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug, kadib markii labaad, isagoo hore ku dhowaad 2 bilood ugu sugnaa.

Waxaa Raiisal wasaaraha soo dhoweyntiisa ka qeyb galauy Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga gudaha Cabdi Maxamed Sabriye iyo Maxamed Abuukr Islow Ducaale, Madaxa Fulinta ee Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, xildhibaanno ka tirsan labada Gole, Saraakiisha ciidamada iyo qaybaha kala duwan .

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa la filayaa inuu furo shirka dib u heshiisiinta iyo maamul u sameynta Galmudug oo 4-ta bishan ka furmaya magaalada Dhuusamareeb.

Ad
Image may contain: one or more people and people standing

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON