Monday, June 16, 2025

Rafax Mohamed: “2 maalmood gudahood ayey ku cuntay Hilib Doofaar, Khamro & Sigaar cabid-na ku bilowday..!!

  • Rafah Maxamed Alqanun waxay ahayd gabar Sacuudiyaan ah oo toddobaadkii ugu danbeeyay wararkeeda qabsadeen warbaahinta caalamka, siiba reer Galbeedka markii ay gabadhan 18 sano jirka ka baxsaday qoyskeeda oo dalka Kuwait ku sugnaa, kadibna u duushay dalka Thailand.

Rafah markii ay ku xayirantay garoonka diyaaradaha magaalada Bangkok oo ay maalmo ku sugneyd, waxay isku xirtay qol ka mida hotel ku dhex yaalla Garoonka, iyadoo dalbatay in megangalyo la siiyo, waxayna shaacisay inay ka baxday diinta islaamka, waxaana markii danbe Hay’adda Qaxootiga UNHCR u soo jawaabay dalka Canada oo qaatay gabadhan, dalkaasina ay degtay ugu danbeyn, iyadoo ay garoonka ku soo dhoweysay wasiiradda arrimaha dibadda Canada.

Ma ahayn gabadhii ugu horeysay ee ka baxsata Sacuudiga oo raadsata xoriyadda reer Galbeedka, laakin Rafax waxay la keli noqotay waxyaabo la yaab leh oo ay ka mid yihiin, inay diinta islaamka ka baxday, laba subax oo isku xigana waxay dunida la qeybsatay arrimo argagax leh.

Subaxdii koowaad waxay baraha bulshada soo dhigtay inay ku qaraacatay walxo laga sameeyay Hilib Doofaar, waxayse kasii dartay, subaxdii ku xigtay oo ay soo dhigtay barteeda iyadoo Khamrada nooca gaduudan cabeysa iyo sigaar u shidan, taasoo dad badan kaga yaabisay isbedelka degdega ah.

Ad

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

New life: The knee-length dress the teenager wore is far from the covering outfits women are required to wear in Saudi Arabia

A new life: Rahaf Mohammed, 18, posted a picture of her breakfast accompanied with bacon and heart-emojis and a Canadian flag, and a cup of Starbucks coffeeA Saudi teenager granted asylum in Canada is continuing to celebrate her freedom and new home - sharing pictures of red wine (pictured) and a rolled up cigaretteA Saudi teenager granted asylum in Canada is continuing to celebrate her freedom and new home - sharing pictures of red wine and a rolled up cigarette (pictured)

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON