Friday, March 21, 2025

Qorshaha Howlgalka Doorashada Golaha Shacabka (Sida loo xulayo Ergada, shuruudaha Musharaxa iyo..)

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa soo saaray Qorshaha Howlgalka Golaha Shacabka iyo habka loo marayo Doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka.

Howlgalka ayaa waxaa ku cad qaabka soo xulida ergad, degaan doorashooyinka , shuruudaha Musharaxiinta u tartamaya kuraasta, tirada ergo ee dooraneysa kuraasta taala dowlad goboleedyada iyo degaan doorashadooda.

Qorshaha ayaa lagu sheegay inay Doorashada Golaha Shacbka soconeyso mudo 20 maalmood ah, isla markaana Somaliland ay ka duwan tahay maamul Goboleedyada kale, tirada ergada oo dooraneysa xildhibaanka.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORSHAHA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON