Tuesday, October 3, 2023

Qormo Naxdin leh: Haweeney Qoyskeeda oo dhan ku weyday Qaraxyadii Soobe 2

-

- Advertisement -

La-yaabkii ila xanuunka badnaay xalay oo aan ku arkay hospital-ka Digfeer, wuxuu ahaay xalay waxaa isku meel la iskugu keenay dadkii meydka ahaay Allaha U naxariiste.

Qolkaas waxaa gali karay qofkii qof ka maqan yahay iyo masuuliyiintii kormeerka ahaay, waliba qeybta meydka waxaa buux dhaafiyay dad aad iyo aad u badnaay.

Iridda waxaa laga celin wayay hooyo tiri waxaa iga maqan dadkeygii oo dhan ee walalayaal iridda halmar ifasaxa xitaa waxay sugi waysay inta dadkii ka horeeyay kasoo baxayeen.

Hooyadaas waxay leedahay waxaan lug iyo carar ku tagey 40 hospital ka badan, waxaa iga maqan seddex qofood wiilkeygii curudka ahaay iyo gabadheydii iyo ninkii qabay gabadheyda.

- Advertisement -

hooyadii qolkii waa lagu fasaxay iridda hore inta aysaan gelin ba waxay madaxiisa aqootay, wiilkeedii curudka ahaay sido kle waxaa geeska kale yaalay seedigiis halka xitaa gabadhii laga helay qolkale,

Hooyadii banaanka ayeey usoo baxday iyadoo Quus, Ooyiin, murugo iyo xanuun ka muuqdo oo ku celceline ilaahoow adiga isiiyay oo iga jaclaaday waa Quustay ee goorme la duugaa oo aan soo laabta,

Xalay ka hore Nolasheyda indhaheyga masaarin wlhi dad lagu leeyahay ka dhex baaro hadii qof ka maqan yahay, janadii allaha ugu bishareeyo shaqsi kasta ee halkaas ku naf waayay.

W/Q: Dr. Cadceed Gaagaale.

- Advertisement -

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

Hay’adda NISA oo Sufyaan Taakeeye kasoo dejisay Muqdisho iyo dowlada Kenya…

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa shaaicay inay gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye) oo ah weriye hore, kaasoo furtay...

Maxkamadda G/Banaadir oo sii deysay Agaasimeyaal iyo xubno lagu waayey Musuqmaasuq

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dhameystirtay habaabka xoriyad siinta, siina deysay xubnihii lagu waayey eedihii xatooyada xoolo-dadweyne ee lagu soo oogay.Xubnahan oo xeer ilaalinta kusoo...

Siyaasi iyo Nabaddoon Caan ah oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Nabaddoon iyo siyaasi caan ah oo soo noqday Safiir iyo Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Marxuum Cali Ugaas Cabdulle.Marxuumka...

Wararkii ugu danbeeyay Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Istanbul

Qarax is-miidaamin ah ayaa ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, iyadoo faahfaahin dheeraad ah ay kasoo baxeyso.Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga Cali Yerlikaya ayaa...

Ciidamada Dowladda iyo Macaawisley ku dagaalamay Degmada Maxaas

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa beelaha degaanka ay Galabta ilaa caawa ku dagaalameen degmada Maxaas.Dagaalka ayaa...

Siyaasiyiinta Mucaaradka Lafta-gareen oo Dalab culus hordhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay siyaasiyiinta kasoo jeeda K/Galbeed Soomaaliya ee mucaaradka ku ah madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Lafta-gareen.Siyaasiyiintan...

Xubno Alshabaab ka tirsan oo mar labaad Dil Toogasho ah lagu xukumay

Laba Nin oo hore loogu helay inay ka tirsanaayeen Alshabaab ayaa mar labaad lagu xukumay Dil Toogasho ah, iyagoo la sheegay inay dilal qorsheysan...

XOGAHA QARSOON

Xog laga helay kulan Qarsoodi ah oo Turkiga ku dhex maray Sh. Shariif iyo Farmaajo

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku dhex maray madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif...

Taliye Caan ahaa oo lagu la’ yahay Dagaalkii Cows-weyne iyo Xaaladii…

Ehelka Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay la' yihiin Taliye ciidamada ka mid ahaa ciidaadii ku sugnaa aagga...

Dowladda Somaliya Shirkad Shiinees ah u kordhisay Heshiis Kalluumeysi oo mugi ku jiray

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis shatio Kalluumeysi u cusbooneysiisay shirkad dalka China ka socota oo hore dowladii hore ay u siisay shatiyo kalluumeysi oo...

XOG: Maxaa ka jira in Xilka laga qaadayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir..?

Waxaa isa soo taraya wararka ku saasban xil ka qaadista Guddomiyaha Gobolka Banaadir Guddomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la sheegay inuu qarka u...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you

error: Content is protected !!