QOONDAHA MIISAANIYADDA 2020-KA TIRSI 00015 HALKU-DHIGGA SANNADKAN 2020-KA “KOBCINTA AWOODDA DOWLADDA DHANKA DHAQAALAHA & AMNIGA”
Wadarta Miisaaniyadda La Qoondeeyey Miisaaniyadda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si ay u meel-mariso hawlaha u qorshaysan Sanad misaaniyadeedka ka billaabma 1-da Janaayo 2019-ka kuna dhamaada 31, December 2019-ka, waxaa looga qoondeeyay dakhliga khasnadda iyo lacagaha kale ee Dowladda, sida lagu qeexay jadwalkan. Wadarta Miisaaniyadda ee loo qoondeeyey Miisaaniyadda Joogtada iyo tan Raasumaalka ah ayaa ah sidan hoos ku xusan:
– B) Kharashka Joogtada ah US$ 348,530,379
T) Kharashka Raasumaalka ah US$ 121,015, 034 Wadarta Guud Ee Miisaaniyadda US$ 469,545,413