Friday, March 28, 2025

Qasaare xoog leh oo ka dhashay Dab baabi’iyey Qeyb ka mida Suuqa Bakaaraha

Dab xalay saqdii dhexe ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa dhaliyey qasaare xoog leh, kaasoo baabi’iyey qeyb ka mida Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Daminta Dabkaasi oo la sheegay inuu ka dhashay Koronto ayaa qaatay saacado badan, waxaana markii dambe lagu guuleystay in la damiyo, wuxuuse saameyn weyn u geystay Qeybta Khaliifa, maacuunta iyo qeybaha kale ee saaran.

Qaar ka mid ah ganacsatada ku hanti beeshay Dabka ayaa sheegay inuu geystay khasaare hantiyeed oo malaayiin dollar ah uu suuqa ka dhacay, iyadoo weli tirakooba rasmi aanu jirin.

Ad

Gurmadka dab-damiska ayaa waxaa ka qeyb qaatay Dowladda Hoose ee Xamar iyo Shirkadaha gaarka ah, waxaana suuqa la geeyay ciidamo fara badan Amniga suuqa la wareegay si loo ilaaliyo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON