Thursday, February 13, 2025

Qaraxyo ka dhacaya Muqdisho iyo Weerar lagu qaaday Guri uu leeyahay Sarkaal ciidan

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax culus ka dhacay magaalada, kaasoo laga maqlay inta badan caasimadda.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in qaraxa kadib rasaas laga maqlay Guri uu degan yahay Sarkaal ciidan oo ku yaalla degmada C/casiis ee caasimadda Muqdisho.

Qaraxyo dhowr ah iyo rasaas ayaa laga maqlayaa Guriga weerarka lagu qaaday oo la sheegay inay weli Rasaas ka socoto, waxaana Guriga leh Jeneraal Garabey oo ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Ad

LA SOCO WIXII KUSOO KORDHA..

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON