Monday, March 24, 2025

Qarax weyn oo laga maqlay Magaalada Muqdisho iyo Faahfaahinta laga helay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay caasimadda, gaar ahaan agagaarka Km4.

Qaraxa oo laga maqlay inta badan magaalada ayaa faahfaahinta laga helay waxay sheegeysaa inuu ahaa Miino la dhigay meel u dhow Isgoyska KM4, waxayna qaraxay, iyadoo ay ciidamada Amniga xireen goobta markii dad shacab ah ay ku wargeliyeen inay arkeen Miinada.

Qaraxa ayaa dhacay intii aysan goobta soo gaarin kooxda miino-baarista, mana jirin wax qasaare ah oo ka dhashay, kadib markii goobta Miinada la dhigay ay xireen ciidamada oona diiday dadka iyo gaadiidka.

Ad

Laamaha ammaanka ayaa sheegay inuusan jirin khasaare ka dhashay qaraxa ka dhacay magaaladda Muqdisho, iyagoo sheegay inay ka war heleen goobta qarax la dhigay, kaddiba ay xireen waddooyinka u dhow goobta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON