Sunday, March 23, 2025

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Mas’uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo lala beegsaday

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino ka dhaceen Wadadda 30-ka ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ka dhacay Jidka 30-ka agagaarka Saldhigga Booliska Yaaqshiid ayaa lala beegsaday Gaariga guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Maxamed Cabdullaahi Cariif, waxaana la sheegay inuu geysatay qasaare dhaawacyo ah oo soo gaaray ilaalada Guddoomiyaha.

Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid ayaa ka badbaaday qaraxa lala beegsaday, waxaana waxyeelo soo gaartay Gaarigiisa. Alshabaab ayaa sii kordhisay weerarrada miinooyinka la dhigo jidadka oo lala beegsaday mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON