Friday, March 28, 2025

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faahfaahin laga helay..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino oo ka dhacay agagaarka isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo la sheegay inuu ahaa Miino dhulka la geliyey ayaa ku qaraxday Gaari uu lahaa guddoomiyaha degmada Yaqshiid oo xilligaasi halkaas marayey, waxaase la sheegay inuu gaarigii ka badbaadya oo aanay wax qasaare ah kasoo gaarin.

Alshabaab ayaa sii kordhisay Qaraxyada loo adeegsado Miinooyinka dhulka la geliyo iyo kuwa soo boodadda loo yaqaan oo ay ku beegsadaan Mas’uuliyiinta dowladda iyo saraakiisha ciidamada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON