Monday, February 10, 2025

Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo oo lagu dilay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka…

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Qarax gaari uu caawa ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Kismaayo.

Qaraxa ayaa ahaa nooca lagu xiro gaadiidka, waxaana lala beegsaday Xildhibaan ka tirsan baaralmaanka Jubbaland oo magaciisa lagu sheegay Khaliif Haashim Nuur, kaasoo qaraxa ku geeriyooday.

Waxaa jugta qaraxa laga maqlay magaalada Kismaayo, gaar ahaan Xaafada Guulwade, iyadoo ciidamada Amniga Jubbaland ay goobta qaraxa ka dhacay gaareen daqiiqado kadib marki gaariga xildhibaanku qarxay.

Ad

Al-Shababaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa Gaari ee ka dhacay magaalada Kismaayo, kaasoo lala beegsaday xildhibaanka ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON