Saturday, April 19, 2025

Qarax ka dhacay magaalada 3aad ee ugu weyn dalka Faransiiska iyo wararkii ugu danbeeyay… [Sawirro]

Qarax ayaa ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska, kadib waxyaabo qarxa o la dhigay wadada Victor-Hugo , waxaana la soo weriyay qasaare uu dhaliyey qaraxa.

Ciidamada Booliska France ayaa sheegay in qaraxa uu geystay dhaawacyo gaaraya ilaa 8 qof oo ay ku jirto gabar yar oo 8 sano jir ah, wuxuuna ka dhacay bartamaha magalada Lyon, iyadoo qaraxa lagu sheegay in argagixiso, waxaana baaritaan wada ciidamad ka hortagga argagixisada iyo Booliska dalkaasi.

Wararka ayaa sheegay in Nin looga shakisan yahay uu booliska raadinayo, kaasoo watay Baaskiil oo bac ay ku jiraan qaraxyada uga tagay meel u dhow Foorno, waxaana ciidamo badan la geeyay magaalada saddexaad ee ugu weyn dalka France, sida uu amray Wasiirka arrimaha gudaha France Christophe Castaner.

Emergency workers carry a person injured in a suspected package bomb blast along a pedestrian street in the heart of Lyon
Emergency workers attended to an injured person in the back of an ambulance after the bomb blast in Lyon today
Shocked shoppers looked on as a large police presence filled the busy pedestrian street in the heart of Lyon
A dressed victim being loaded into an ambulance after the attack today, with officials later saying there were no serious injuries
A row of ambulances are spotted as emergency workers attended to injured people in the back of an ambulance after the attack
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON