Wednesday, December 6, 2023

Qarax ka dhacay Bar laga ilaaliyo Madaxtooyada Somalia ee Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay …

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo is-miidaamin ahaa, kaasoo ka dhacay koontoroolka Sayidka ee magaalada Muqdisho oo laga ilaaliyo xarunta Madaxtoyada Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in Gaariga qaraxa siday ayaa isku qarxiyey Koontoroolka Sayidka ee lagu hubiyo Gawaarida u gudbaya dhinaca madaxtooyada, waxaana halkaasi ku sugnaa baabuur fara badanoo qaarkood uu dab qabsaday; iyadoo goobta ay gaareeny gaadiidka gurmadka.

Muuqaaladii ugu horeeyay ee qaraxa ayaa muujinaya Gaadiid badan oo ku burburay, waxaana wararkii ugu horeeyay ay sheegayaan in 4 qof ay ku dhinteen qaraxa, dhaawacuna ka badan yahay 15 kale.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON